Ha Xidhin Albaabka
Nin la odhanjiray Suhayl Camri iyo xaaskiisii ayaa wada safray. Markay meel marayaan ayey tuugo heshay;waxayna ka qaateen wixii lacag iyo cunto ay haysteen. Tuugtii waxay u fadhiisteen cunida wixii ay qaateen. Laakiin Suhayl wuxuu arkay in ninka tuugta madaxda u ahi aanu cuntada wax ka cunayn. Wuu weydiiyay: Maxaad ula cuni la’dahay? Tuugii ayaa …
