Article

New Book

INTRODUCTION: Writing is not an easy thing; writing is a complex and draining phenomenon. People write for different reasons: to inform, to educate, to entertain, or to critique the writings of other people. Writers are like poets, who compose poems in response to matters that pester their minds. And only then do they rid their …

New Book Read More »

Qabiil ma garan doonaan jiilalka cusub ee Soomaalida Reer-Galbeedka ku noolaan doona

Qolomaad tahay? Ma aqaanno. Su’aashaas iyo jawaabteedaba waxaa la kulmi doona jiilalka Soomaaliyeed ee wadamada Reer-Galbeedka ku dhaqmi doona. Soomaalidu waa mujtamac qabiil ku dhisan oo qabiil kastaa abtirkiisa (Awowyadoodii hore ilaa laga gaadho meesha ay ku dhamaadaan) u yaqaan sida uu quraanka u yaqaan. Markastana da’yarta soo kacaysa ayaa abtiraas la baraa.  Abtirsigu waa …

Qabiil ma garan doonaan jiilalka cusub ee Soomaalida Reer-Galbeedka ku noolaan doona Read More »