Qabiil ma garan doonaan jiilalka cusub ee Soomaalida Reer-Galbeedka ku noolaan doona
Qolomaad tahay? Ma aqaanno. Su’aashaas iyo jawaabteedaba waxaa la kulmi doona jiilalka Soomaaliyeed ee wadamada Reer-Galbeedka ku dhaqmi doona. Soomaalidu waa mujtamac qabiil ku dhisan oo qabiil kastaa abtirkiisa (Awowyadoodii hore ilaa laga gaadho meesha ay ku dhamaadaan) u yaqaan sida uu quraanka u yaqaan. Markastana da’yarta soo kacaysa ayaa abtiraas la baraa. Abtirsigu waa …
Qabiil ma garan doonaan jiilalka cusub ee Soomaalida Reer-Galbeedka ku noolaan doona Read More »
