Year: 2024

Farxaddu miyey iska timaadaa mise waa la raadiyaa si loo helo?

Farxad ruuxba sibay la tahay,iyadoo ku salaysan arigtida qofkaas. Waxaana farxadda lagu qeexaa iney tahay dareen xasilloon oo qofku helo. Alle ayaa kitaabkiisa ku sheegay inuu addoonkiisa markuu doonana ka qosliyo,markuu doonana ka oohiyo. Labada eray,farxad iyo murugo,waxay ku lamaansanyihiin nolosha aadamaha. Dadku mar way farxaan;marna way tiiraanyoodaan.Taasi waa dabeecadda nolosha. Cilmi baadhis ayaa lagu …

Farxaddu miyey iska timaadaa mise waa la raadiyaa si loo helo? Read More »